Sarkaal ka tirsan OCHA oo Hargeysa Booqday

Isuduwaha Qaramada Midoobay, ahna Xiriiriyaha Gargaarka Aadamiga ee Somalia Philippe Lazzarini ayaa maanta tegey magaalada Hargeysa.

Hadal uu jeediyey sarkaalkan ayaa sheegey in Qaramada midoobay ay ahmiyad wayn siinayso in dhamaan mashaariicda iyo wax qabadyada Somaliand ka fulaya ay noqdaan, qaar waafaqsan qorshaha horumarineed ee ay dawladu dajisay.

Magaalada Hargeysa waxa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Abdihakim Mohamud Shirwac.

Warbixinta oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Biyo Yaraanta Somalia