Wicitaanka: Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xersi

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Dawladda Federaalka ee Somalia, Cabdullaahi C. Xersi oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA.

Waxa barnaamijka sidoo kale qeyb ka qaadanaya warfidiyeeno Soomaaliyeed iyo madaxda ururka Saxafuyiinta Somalia.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Wasiirka Warfaafinta Somalia