Nicholas Kay oo Booqday Puntland

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Mr Kay ayaa wadahadalo la yeeshey madaxda Puntland oo uu ku jiro Madaxweynaha maamulka, Abdirahman Sheikh Mohamed Farole. Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo direy Garowe.

Halkan hoose ka dhageyso warbixintan oo qeybta dambe aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta Puntland oo aragtidooda ka dhiibtay doorashooyinka deegaanka ee lagu wado inay ka qabsoomaan Puntland 15ka bishan .



Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta booqashada Kay ee Puntland