Soomaaliya Caweyska: Cawaale Aaden Dhamaad July 06, 2013 Barnaamijka Caweyska Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan qeybtii ugu dambeeysay ee wareysigii faneed ee fanaanka Cawaale Aden iyo qodobo kale oo xiisa leh. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington