Soomaaliya Dhakhtarka Weydii: Dr. Ra'isa Cabdi Boqorre Luuliyo 04, 2013 Barnaamijka Dhakhtarka Weydii ee toddobaadkan waxa marti ku ah Dr. Ra'isa Cabdi Boqorre oo qaabilsan xanuunada guud, kana hawlgasha cisbitaalka Cali Sabiix ee Djibouti. Dhakhtaradda waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Dhakhtarka Weydii