Shir Lagaga Hadlay Shaqaaleynta oo Hargeysa ka Dhacay

Somaliland waxaa maanta ka furmay shir ballaadhan oo ay ka qaybgaleen in ka badan 100 shirkadood iyo hay'adood taas oo lagaga doodayey Shaqada iyo Shaqaalaynta.

Kulankan waxaa furay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Shaqada iyo Shaqaaleynta Somaliland