Warbixin: Geeriada Fanaanada Maryan Cali Muudeey

Maryan Cali Muudey

Allaha u naxariistii waxaa Xalay Isbital ku yaala magaalada London ku geeriyootay fanaanada Somaliyeed iyo fanaanadii kooxda Iftin Maryan Cali Muudey.


Maryan ayaa mudooyinkii dambe ay hayeen xanuuno iyo cajis xagga caafimaadka ah .

Warbixin ku saabsan taariikh nololeedkeeda waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Geerida Fanaanada Maryan Cali Muudey