Dhakhtarka Waydii: Cudruka Dabeysha

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Cudurka Dabeysha iyo xanuuno kale oo ku dhaca caruurta.

Barnaamijka waxaa ku marti ah Dr. Idiris Xaaji Nuur Maxamed oo qaabilsan xanuunada ku dhaca caruurta, waxa uuna kana shaqeeya Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland.

Barnaamijka oo dhan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii