Dawladda oo ka Hadashay Qabashada Aweys

Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka hadashay qabashada Xasan Daahir Aways, Afhayeenka madaxtooyada C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa VOA u sheegay in qabashada Xasan Dahir ay noqonayso mid bilow u noqonaysa oo soo afjaraysa dagaalka kooxaha ay kala soo horjeedaan dowladda.

Eng. Yariisow ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya uu mowqifkoodu ahaa in si nabad ah xal lagu dhameeyo khilaafka kala dhaxeeya kooxaha ka soo horjeeda.

Waraysiga Afhayeenka Madaxweynaha oo dhamaystiran halkan ka dhegayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga Af-Hayeenka Madaxweynaha