Wefdi Dowladda Ka Socda oo Beledweyne Tagay


Wafdi ka soda dowladda Somalia oo uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga, Cabdi Xakiin Xaaji Maxamud Fiqi, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiran.

Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga ayaa waxaa ku wehliya safiirka Djibouti ee Somalia Dayib Dubad Rooble, Xildhibaano, Saraakiil iyo Fanaaniinta Kooxda deegaan ee Djibouti.

Wasiirka ayaa ujeedada Safarkiisa uga waramay wariyaha VOAda ee Beledweyne Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia