Wareysi: Pro. Axmed Ismaaciil Samatar

Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, Macalester College, St Paul, Minnesota.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo in ka badan labaatan maalmood safar ku joogay Somaliland ayaa markii ugu horraysay VOA uga waramay su'aalo badan oo la iska weydiinayey safarkiisa, ka dib markii uu booqday gobollo kala duwan oo Somaliland ah.

Axmed Ismaaciil ayaa khudbado kala duwan ka jeediyey illaa sagaal jaamacadood oo ku yaalla guud ahaan Somaliland. Haddaba weriyaheenna magaalada Hargeysa Ismaaciil Xuseen Farjar, ayaa waraysi la yeeshay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, waraysiga oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Axmed Ismaciil Samatar