Maritda: Cali Siciid Raygal

Ciyaaraha Somaliland

Barnaamijka Martida Maykarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah Wasiirka Sportiga, Dhalinyarada iyo Dalxiiska ee Somaliland Cali Siciid Raygal.

Cali Saciid Raygal, Wasiirka Sportiga, Dhalinyarada iyo Dalxiiska


Waxa uu wasiirku ka hadli doonaa ciyaarihii gobolada Somaliland ee shaley la soo gabgabeeyey, shaqo la,aanta dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland xiligan halka uu marayo.

Barnaamijka oo halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makarafoonka