Dhakhtarka Weydii: Dr. Mahdi C. Maxamed

Barnaamijka Dhakhtarka Weydii ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay caafimaadka caruurta, waxana marti ku ah Dr. Mahdi Cali Maxamed.

Dhakhtarka ayaa ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhakhtarka Weydii