Martida: Danjire Sayid Xasan Shariif

  • Falastin Iman
Dalka South Africa ayaa waxaa waayadanba ka dhacaayey dilal lagu bartilmaameedsanaayey Soomaalida ku ganacsata dalkaas, iyadoo goor sii horeysana bogagga warbaahinta lagu soo bandhigey muuqaalka dhibane Soomaali ah oo dhagax lagu dilaayo.

Hadaba barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah safiirka Soomaaliya u fadhiya South Africa Sayid Xasan Shariif. Safiirka waxa uu ka jawaabi doonaa su’aalo ku saabsan dilalka Soomaalida loogu geysto South Africa waxa ay safaaradu ilaa iyo ka qabatey iyo waxa lagu xalin karo dilalkaas.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida: Danjire Sayid Xasan Shariif