HRW oo Baaq u Jeedisay Baarlamaanka Somalia

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqdey baarlamanka Soomaaliya inuu dib u eegis ku sameeyo sharciga qabyada ee la doonayo in lagu soo dhiso guddi heer qaran ah oo qaabilsan dhowrista xuquuqda aadanaha.

Warbixin ay maanta soo saartey Human Rights Watch, ayaa waxa ay ku sheegtey in loo baahan yahay dhismaha hay’ad madax banaan oo awood u leh dhamaan xeerarka khuseeya dhowrista xuquuqda aadanaha.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Human Rights Watch