Xubno ka tirsan ciidamada booliiska iyo kuwa gurmadka degdegga ah oo dhowaan qaatay tababar ayaa manata dhoollatus ka sameeyey magaalada Muqdishu.
Booliska.
Ciidamada oo muujinaya sida loo gurmado marka wax dhacaan. Sawirka, Radio Muqdisho
Ciidamada ka qaybqaatay dhoola tuskan waxaa ka mid ahaa Ciidamada Birmadka,Ciidanka Nabadgalyada Waddoyinka Iyo Talisyada Qeybaha CiidankaBooliska.
Ciidanka oo muujinaya sida loo damiyo dabka ka dhasha marka qarax dhaco. Sawirka, Radio Muqdisho.
Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa goobta tagay warbixinta uu nooga soo diyaariyeyna halkan hoose ka dhageyso.Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Dhoollatuska Booliiska