A. Madoobe oo la Kulmay Xildhibaano Kenya ah

Illaa toddobo xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa la kulmay Axmed M. Islaan (Madoobe) oo ah mid ka mid ah siyaasiyiinta Jubbooyinka, iyaga oo sheegay in isagu uu yahay ka sharciga ah.

Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ah xildhibaanadii la kulmay Axmed Madoobe ayaa VOA-du ay wareysi la yeelatay. Kulanka ayaa ka dhacay dalka Kenya

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Axmed Madoobe iyo Xildhibaanada Kenya