Kismaayo: Xildhibaanno ku Baaqay Xabad Joojin

Xildhibaanno dawladda ay u dirtay magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalada inay xabadda joojiyaan. Dr. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid wafdiga ayaa sheegay in xaaladdu ay maanta deggan tahay, hase yeeshee mar walba dagaal la filan karo.

Waxa uu ku baaqay in talada dawladda la raaco, lagana fogaado in iska hor imaad hubaysan la galo.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Kismaayo