Iftin Baasto oo Sheegay inuu Wali Kismaayo Joogo

Iftin Xasan Baasto oo dhawaan maleeshiya raacsani ay magaalada Kismaayo kula dagaalameen kuwa Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa ka waramay dagaalkii maalmihii dhowaa, isaga oo dalka Kenya ku eedeeyey dagaalka ka socda magaalada Kismaayo.

Wareysi ay VOA la yeelatay, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Iftin X. Baasto