Caweyska: Fanaanka Cawaale Aadan

Fanaanka Cawaale Aadan

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad maqli doontaan qeybtii 2aad ee wareysigii fanaanka Cawaale Aadan, sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan Haweeney sideetan kor u dhaaftay oo maaliyiin doolar ku guulaysatay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Caweyska Washington