Doon Ganacsi oo laga Badbaadiyey Burcadbadeed

Ciidamda Ilaalada Badaha ee Puntland

Doon laga leeyahay dalka India oo sidday xoolo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa meel u dhow xeebta magaalada Boosaaso lagu afduubay maalintii Shalay, hase ahaate ciidmada caalamiga ah ee ilaalada xeebaha Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa ku guulaystay inay u gurmadaan .

Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo La-dagaalanka Burcad-badeeda Puntland Eng.Siciid Maxamed Raage, ayaa sheegay in habeenkii xalay ay burcad badeeddii qasab ku noqotay inay ka degaan oo kana baxsadaan goobta iyada oo aan logayn halka ay tageen.

Xuseen Barre ayaa arrintaasi ka waraysatay Siciid Maxamed Raage, wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Dekedaha ee Puntland