Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo u tartamay xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa maanta tagey magaalada Hargeysa oo ay muddo dheer ugu dambeysay.
Prof. Samatar ayaa sheegay inuu Somaliland u tagey inuu dhageysto madaxda iyo dalka Somaliland. Dhinaca kalena, Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland oo madax u ahaa guddigii loo saarey soo dhaweynta Prof. Samatar ayaa sheegay in arrintan ay muddo dheer ka soo shaqeynayeen.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa hoosta ka dhageyso.