Faaqidaadda: Hakadka ku Yimid howlgallada Ciidamada Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu maanta ka hadlayaa hakadka ku yimid howlgalladi ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka wadeen gobollo ka tirsan dalka Soomaaiya.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay halkana ka soo jeedinaysa, Sahra Cabdi Axmed.