Soomaaliya Addis: Kulamadii Madaxda Afrika oo Bilaabmay May 26, 2013 Waxaa manta xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa ka furmay kulankii 21-aad ee Madaxweynayaasha Afrika oo lagaga hadlayo qorshayaasha soo socda ee Afrika. Qodobada looga hadlayo waxaa ka mid ah xaaladda amniga ee Soomaaliya. Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Shirka Madaxda Afrika ee Addis Ababa