Wicitaanka: Muumin Cabdi Barre

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Muumin Cabdi Barre oo ku deggan gobolka Maryland ee dalka Maraykanka, una dhaqdhaqaaqa dadka Muslimiinta iyo Afrikaanka ah.

Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay muranka ka jira adeegsiga dayuuradaha aan duuliyaha lahayn iyo waliba xabsiga Guantanamo Bay ee dalka Cuba.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Wicitaanka