Madaxda Afrika ayaa shir-madaxeedkii uga socda dalka Ethiopia ee loogu dabbaaldegayey 50 sano guuradii ururka kaga hadlay qorshaha qaaradda ee 50-ka sano ee soo socda.
Madaxda Afrika ka sokow, waxa shirka ka qeyb galay qaar ka tirsan madaxda caalamka.