Alshabaab iyo Ethiopia oo xadka ku Dagaalamay

Dagaal u dhexeeyay ciidanka New Police ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia iyo malayshida Al-Shabaab, ayaa ka dhacay degaanno ku teedsan xadka gobalka Hiiraan uu la wadaago Ethiopia.

Dagaal ayaa sababay dhimashada in ka badan 12 qof oo isugu jiray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shicib ah.

Gudoomiye ku-xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka magaalada Baledweyne Max'ed C/laahi Cumar (Cadde) ayaa VOA u sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay deeganada ka geysteen dhac, dad shacab ahna ay ku laayeen.

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Dagaalka Al-shabaab iyo Ethiopia