Xoosh: Maamulada Jubbooyinku waa Sharci Darro

Xildhibaan Cabdirixman Xoosh Jibriil oo xubin ka Guddiga Baarlamaanka ee wadatashiga iyo dib u heshiisiinta jubooyinka ayaa sheegay in Madaxweynaayaasha lagaga dhawaaqay jubooyinka ay yihiin kuwa aan xalaal aheeyn.

Waxaa uu sheegey in talaabadaasi ay horseedeyso in dadka gobolka in ay cagaha u geliyaan dhiig iyo dagaal sokeeye qaarkoodna ay suurtagal tahay in ay ku biiraan ururka Al-Shabaab.

Wareysi Xildhibaan Cabduraxmaan Xoosh Jibriil Halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh