Qurbe: Cabdicasiis Cali Ibraahim "Xildhibaan"

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoraaga Soomaaliyeed Cabdicasiis cali Ibraahim "Xildhibaan" oo ka mid ah qurbe joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska oo dhawaan qoray buug uu uga hadlayo maamuladii soo maray Soomaaliya.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe