Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha May 20, 2013 Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan ciyaaraha Kubadda Koleyga ee dalkan Mareyka oo ay afar kooxdood isugu soo baxeen, iyo kulankii koowaad oo ay shalay wada ciyaareen San Antonio iyo Memphis. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha