Dhakhtarka Waydii: Q.2-aad Xanuunada Maskaxda

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda, waana qeybtii labaad.

Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame ayaa dhageystayaasha Barnaamijka uga jawaabaya su'aalo la xiriira xanuunada ku dhaca maskaxda iyo waxyaabaha keena in qofku isku buuqo.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cabdinaasir Seeraar