Muqdisho: Mooshin ka Dhan ah Xukuumadda

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay maanta baarlamaanka horgeeyeen mooshin ka dhan ah xukuumadda RW Saacid.

Mooshinka ayay xildhibaannadan ku sheegeen in xukuumaddu ay fashilantay oo guuldareystay, baarlamaankana ay weydiisato kalsooni.

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah mudaneyaasha gadh-wadeenka ka ah Mooshinkan ayaa VOA uga waramay mooshinka ay horkeeneen baarlamaanka.

Wareysiga xildhibaan Cabdirishiid Xiddig halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cabdirashiid Xiddig