Dhaqanka iyo Hiddaha # 162

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aan todobaadkan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii kuuwaad ee maansooyinkii Allaha u naxatiistee gabyaagii Cabdi Maxamed Aw-Magan "Cabdi Galayax"

Cabdi Galayax waxa uu dhawaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uuna abwaanku tiriyey gabayo aad u fara badan.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha # 162