Soomaaliya Qurbe: Nolosha Soomaalida dalka Switzerland May 14, 2013 Barnaamijka Qurbe oo toddobaadkan waxan ku soo qaadanaynaa noloshada Soomaalida dalka Switzerland iyo dadaalada ay jaaliyaddu ka geysato gudaha Somalia. Baraanmijka oo dhan qeybta hoose ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Barnaamijka Qurbe