Dib-u-dhaca Dayactirka Gegida Dayuuradaha Hargeysa

Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegey in dib u habeynta garoonka diyaaradaha ee Hargeysa sidii loogu talagaley ay u socoto.

Wasiirka oo u waramayey VOA ayaa sheegey inay jiraan dib u dhacyo yar yar oo dib u dhiskaasi saameeyey, balse aaney taasi hawsha socotaa wax dhibaato ah oo weyn aysan ku keenin.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dib-u-dhaca Dayactirka Gegida Hargeysa