Wasiirka Difaaca oo ka hadlay Kufsi ka dhacay Bay

  • Ibrahim Dandurey
Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi ayaa ka hadlay kufsi la sheegay inay geysteen ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bay, wuxuuna sheegay in wasaaradiisu aysan raali ka noqonayn in haween la kufsado

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi oo ku sugan magaalada London ayaa sheegay in maaddaama uuna hadda dalkii uusan joogin uusan arrintaas xaqiijin karin, laakiin baaris lagu sameyn doono.

Wasiirka ayaa waramay u waramay Ibrahim Xasan (Daanduray.)

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Gaashaandhigga