Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo isbitaalka Tawakal ee magaalada Nairbi u qaabilsan xanuunada ku dhaca maskaxda.
Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame ayaa dhageystayaasha Barnaamijka uga jawaabaya su'aalo la xiriira xanuunada ku dhaca maskaxda iyo waxyaabaha keena in qofku isku buuqo.