London: Madaxweynaha Somalia iyo Dhalinyarada oo Kulmay

Barnaamij gaar ah oo ay Idaacadda VOA soo qabanqaabisay, kaas oo lagaga hadlayey waayaha dhalinyarada Soomaaliada ayaa London ka dhacay, kaas oo uu Madaxweynaha Somalia marti ku ahaa.

Dhalinyaradii goobta iskugu timid ayaa madaxweynaha weydiiyey su'aalo ku saabsan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha dalka, sida looga fogaan karo xagjirnimada, iyo fursadaha shaqo ee ay dawladdu u abuuri karto dhalinyarada.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulankii Madaxweynaha iyo Dhalinyarada


Sawirro: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London