Somaliland oo Soo Dhaweysay Shirkii London

Somaliland ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso shirkii caalamiga ahaa ee shalay ka dhacay magaalada London ee lacagaha loogu uruurinayay dalka Somalia.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa VOA u sheegay in Somaliland ay filayso in la soo gaadhsiin doono lacagaha shirkaasi lagaga yaboohay qeybta uga aadan Somaliland sidaasina uu dhigayo heshiiskii ay iyaga iyo Somalia ku gaareen dalka Turkey.

Wareysiga wasiirka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland