Muqdisho: Howlgallo Amniga lagu Sugayo

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli magaalada Muqdisho ka wada hawlgalo amniga lagu sugayo. Hawlgaladaasi ayaa dabajooga qaraxyo dhowaan ka dhacay magaalada.

Qaraxyada ayaa lagu beegsaday xarunta Hay’adaha Garsoorka Qaranka iyo wafdi ka socdey dalka Qadar.

Ciidamada dowladda ayaa goobo kala duwan ka tirsan degmooyinka magaalada ka wada baaritaanno ay nabadgelyada ku sugayaan.

Warbixin arrintaan ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Amniga Muqdisho