Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka

  • Mohamed Sandheere
Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay shir ay yeesheen Ururka Bunduqleda Qaranka Mareykanka oo ka dhacay magaalda Houston ee gobalka Texax.

Shirkan ayey uruku ku lafa gurayeen sidii ay uga soo horjeesan lahaayeen siyaasadaha la doonayo in lagu xakameeyo heysashada hubka.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose kadhageys.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka