Juventus oo u dabaaldageysa guusha koobka Horyaalka Talyaaniga.
Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxa aan todobaadkan ku soo qaadeynaa kooxda Juventus oo ku guuleystay Horyaalka Talyaaniga, iyo falanqeyn ku saabsan xafiltanka kooxaha Ingiriiska ee u soo bixidda Ciyaaraha Champions League-ga.
Barnaamijka oo uu isku soo duway, soona jeedinayo Cabdullaahi Nuur Maxamed Kolombo halkan hoose ka dhageyso.