Wicitaanka: Cabdiraxmaan C. Cusmaan (Yariisow)

  • Mohamed Olad
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ka hadlaya arrimaha maamul u sameynta Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa ka jawaabaya su'aalo ay weydiinayaan qaar ka mid ah dhageystayaash Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Eng. Yiriisow