War Murtiyeedkii ka soo Baxay IGAD

Madaxseynayaasha Dalalka IGAD ayaa shalay kulan madaxoodkeedii aan caadiga aheyn ee 21aad ku yeeshay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, shirkaasi oo uu gudoominayay Ra’isul wasaaraha Ethiopia Xeyla Maryam Desalegn, ayey madaxdu ka wada hadleen xaaladda Siyaasadeed ee Somalia.

Kulankaasi ayaa xalay laga soo saaray Warmurtiyeed. halkan hoose ka dhageyso

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso War Murtiyeedka IGAD