Soomaaliya Barnaamijka Ummuuraha Islaamka May 03, 2013 Mohamed Sandheere Barnaamijka Ummuuraha Islaamka ee todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Bulshooyinka Suniga iyo Shiicada ah ee Bariga Dhexe oo is-afgaranwaa hor lihi uu ka soo dhex cusboonaadey. Barnaamijka waxaa isku soo duway soona jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere. Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan. Your browser doesn’t support HTML5 Barnaamijka Ummuuraha Islaamka