Xasan Sh oo Baarlamaanka Khudbad u jeediyey

Hawlgallo dhinaca amniga ah ayaa waxa ay malaintii sedexaad ka socdaa magaalada Muqdishu

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka hor jeediyey baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay shirqoollo fashiliyeen.

Waxaa kaloo madaxweynuhu uu khudbadda kaga hadlay shirka London iyo wadahadallada dhowaan ay yeesheen dawladdiisa iyo Somailand.

Warbixin ku saabsan khudbadda madaxweynaha halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Khudbadda Madaxweynaha