Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan ku marti ah Dr. Cabdirisaaq Axmed Dalmar oo ah Dhakhtarka Indhaha ee Isbitaalka Al-Nuur ee magaalada Muqdisho.
Dr. Cabdirisaaq Axmed Dalmar waxaa su'aalo waydiin doona dhageystayaasha Barnaamijka.
Barnaamijka oo dheys tiran halkan hoose ka dhageyso.