Tostan: Waxbarashaa Joojin Karta Gudniinka Fircooniga

Mid ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee la dagaalama gudniinka fircooniga ah ayaa ku baaqday in waxbarashada ay tahaya habka ugu wanaagsan ee lagu joojin karo caadada gudniinka fircooniga.

Hadalkan waxa sheegay ururka lagu magacaabo Tostan oo fadhigiisu yahay Senegal oo ka shaqeeya arrimaha xuquuqda aadanaha, waxbarashada iyo caafimaadka.

Ururku waxa uu sheegay in bulshooyinka ku nool Soomalaiya, Jabuuti iyo meelo kale oo Afrika ah ay ka hadhayaan caadadan.

Molly Melching oo ah Aasaasaha Tostan wayaa nagu soo booqatay Istuudiyaha VOA ee Washingtomn. Waraysi ay VOA siisayna waxa ay uga wrantay arrimahaas.

Wareysigaas oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Gudniinka Fircooniga