Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha

Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah Ciyaaryahan Gareth Bale oo noqday ciyaaryahanka ugu wanaagan Horyaalka Ingiriiska ee Xilli ciyaareedkan 2012-2013ka.

Sidoo kale Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan kulamo xiiso leh oo ka dhacay wadamada Talyaaniga, Ingiriiska iyo Spain.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha