K/Xigeenka Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo la Dilay

Gaadiidka caafimaadka ee gurmadka

Allaha u naxariistee waxaa rag hubeysan ay xalay toogasho ku dileen Ku-xigeenkii garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya Axmed Sheekh Nuur Maalin.

Garyaqaanka ayaa rag hubeysan ay dileen xilli uu ka soo baxayay masjid ku yaala agagaarka Hotel Ramadan ee degmada Yaaqshid.

Waxaa VODda dilkaasi ay ka wareysatay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Somalia Abukate Xassan Cali Xeyle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Garyaqaanka Guud